Man United ,City,oo wada badiyay halka Chelsea iyo Arsenal ay dhiiqdeen
Published on November 30, 2012 by codka · No Comments
Waxaa xalay laciyaaray kulankii 14-aad ee horyaalka wadanka Ingiriiska iyadoo ay kooxaha ay wada cayaareen ayaa kulankii ugu xiisaha badnaa waxa uu dhexmaray kooxaha Everton iyo Arsenal
Cayaartaa ayaa eheed mid ku bilaabatay weerar iyo weerar celis ayaa daqiiqadii koowaad ee qeybtii hore ee cayaarta ayaa waxaa gool shabaq taabsiiyay ciyaaryahan Theo Walcot balse kooxda Everton ayaan quusan oo waxa ay cayaarta bar-baro kadhigtay isla qeybtii hore ee cayaarta waxaana goolka bar-baraha ah u saxiixay laacibkooda Marouane Fellaini
Natiijadii cayaarta ayaa ku dhamaatay 1-1 iyadoo ay kooxda Arsenal ay gacanta ku heysay maamulka garoonka.
Dhinaca kale waxaa hogaankeeda wali sii heysa kooxda Manchester United kadib markii ay gool iyo waxba uga adkaatay kooxda West Ham.
Goolka Manchester waxaa u saxiixay weerar yahankooda R.V.Persie isagoo goolka ku dhaliyay in kaya hal daqiiqo.
Sidoo kale waxaa wali booskooda xajisanaya kooxda Manchester City oo iyadana ka badisay kooxda Wigan waxa ayna uga adkaatay labo gool iyo waxba goolasha kooxa City ayaa ahaa kuwo soo daahay ayaa waxaa u saxiixay Mario Balotelli iyo James Milner.
Kooxihii kale ayaa u cayaarar sidan
Chelsea 0 – 0 Fulham Everton 1 – 1 Arsenal Southampton 1 – 1 Norwich Stoke 2 – 1 Newcastle United Swansea 3 – 1 West Bromwich Albion Tottenham 2 – 1 Liverpool Manchester United 1 – 0 West Ham Wigan 0 – 2 Manchester City.
Xigasho: Somgoal.com
Wararka
Waa Kuma Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ??????
Dad badan oo Soomaali iyo shisheeye isugu jira waxaa hubaal ah in ...
Muqdisho:-Waxaa maanta Malagaalada Muqdisho laga dareemayaa jawi cusub ay farxadi ku dheehan tahay, kadib markii Ciidamada Xooga Soomaaliyeed ...
Mid ka mid ah weeydiimaha ugu caankasan ee Soomaalida dalkani ay dhexdooda is weeydiiso ayaa ah “goormaa ayaad ...
Kismaayo:-Dowlada Somalia ayaa waxaay qorshaysanaysa in ay dhawaan Ciidamada Ahlusunna Waljamacaa iyo Raskambooni ku darto Ciidamada Xogga Dalka ...
Muqdisho:-Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen in kabadan 600 Arday oo iyagu ...
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay uga hadleen arrimaha dalka gaar ...
Adiss ababa:-Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Ciidamadeeda aysan kala baxeen Soomaaliya ilaa inta laga ciribtirayo Kooxda Al-shabaab ,iyadoo ...
Muqdisho:_Wafdi ballaaran oo Turki ah oo isugu jira Ganacsato iyo Injineero ayaa saaka soo gaaray xafiiska Wasiirka wasaaradda ...
Bosaaso:-Duleedka xarunta ganacsiga Puntland ayaa si weyn maanta 29 November,2012 loogu soo dhoweeyey madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed ...
Kismaayo:-Mid kamid ah dagaaladii ugu xooganaa ee ay waayadan isaga hor yimaadaan ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab ayaa maantaka ...