Wednesday, June 19th, 2013

Waa tuma haneeneyda ugu qanisan dunida…….?

Published on November 30, 2012 by   ·   No Comments

Iyada oo inta badan ragga lagacta heesta ay yihiin kuwa jid dheer u soo maray in ay heerkaasi gaaraan ayaa haweenku waxa ay yihiin kuwa intaa kaduwan, waxa ayna lacagtu kusoo gashaa si fudud.

Christy Walton, oo 57-sano jir ah kana soo jeeda Mareykanka ayaa waxa ay tahay haweeneyda ugu hantida badan haweenka dunida kunool , waxaana lagacteeda lagu sheegay $25.3 billion iyada oo lasheegay in lacagtaani kasoo gashay dhaxal ay kaheshay milyineer qabay oo geeriyooday kaas oo lagu magacabi jiray John Walton.

Haweeneyda Liliane Bettencourt, oo 89-sano jirta una dhalatay faransiiska ayaa cariirsatay kaalinta labaad iyada oo ay qasnad ugu jirto $24 billion. Gabadhaan ayaa iyana waxa ay dhaxal ka aruursatay aabaheed oo ahaa ninkii aasaasay shirkada L’Oreal oo sameysa waxyaabaha dumarku isku qurxiyaan

Alice Walton, oo 62-sano jir ah una dhalatay mareykanka ayaa waxa ay kujirtaa kaalinta sedaxaaad, waxaana ay lacag ahaan u heysataa $23.3 billion, haweeneydaan ayaa waxaa lacagtaani kasoo gaartay aabaheed oo lagu magacabi jiray Wal-Mart.

Georgina “Gina” Rinehart, waa 58-sano jir awaxa ayna dhalatay Australia iyada oo heysata $18 billion, haweeneyaan ayaa waxaa dhalay nin lagu magacaabi jiray Lang Hancock kaas oo lahaa warshad lagu farsameyo macdanta. Haweeneydaan ayaa waxa ay tahay shaqsiga ugu lacagta badan Australia iyo haweeneyda ugu hantida badan haweenka qaarada Aasiya.

Sida aan kagaran karno afartaan hablood ee ugu horeeya liiska haweenka ugu lacagta badn aduunyada haweenku waxa ay lacagta ku helaan dhaxal, hasa yeeshee aysan shaqo ay qabtaan lacag badan kusoo gelin.

Gacal Xuseen Gacal Ayman
Wariyaha Arimaha Bulshada
Aymancade@hotmail.com

Readers Comments (0)




Wararka

Danjire M.Cali Ameeriko Halyeey Somaliyeed

Waa Kuma Maxamed Cali Nuur  “Ameeriko” ?????? Dad badan oo Soomaali iyo shisheeye isugu jira waxaa hubaal ah in ...
Jack

Muqdisho Oo Saaka Gashay Jawi Cusub Iyo Isbaarooyinkii Oo Laga Qaaday

Muqdisho:-Waxaa maanta Malagaalada Muqdisho laga dareemayaa jawi cusub ay farxadi ku dheehan tahay, kadib markii Ciidamada Xooga Soomaaliyeed ...
CPT-Cape-Town-panorama-from-aircraft-b

Capetown iyo Soomaalidii 1950-kii “Warbixin xiiso badan

Mid ka mid ah weeydiimaha ugu caankasan ee Soomaalida dalkani ay dhexdooda is weeydiiso ayaa ah “goormaa ayaad ...
libaax-iyo-Madoobe3

Ciidamada Raskambooni iyo Ahlu Sunna oo ku biiraya Ciidamada dowlada

Kismaayo:-Dowlada Somalia ayaa waxaay qorshaysanaysa in ay  dhawaan Ciidamada  Ahlusunna Waljamacaa iyo Raskambooni  ku darto Ciidamada Xogga Dalka ...
Arday

Boqolaal arday oo ka qalinjibisay Jaamacada Simad

Muqdisho:-Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen in kabadan 600 Arday oo iyagu ...
Dr.-Saacid

Waa maxay ujeeda Muqdisho ciidamo gaar ah loogu sameynaayo???,,

Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay uga hadleen arrimaha dalka gaar ...
itoobiya-300x200

Xilligee ciidamada Itoobiya ay ka baxayaan Somaliya???

Adiss ababa:-Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Ciidamadeeda aysan kala baxeen Soomaaliya ilaa inta laga ciribtirayo Kooxda Al-shabaab ,iyadoo ...
muzafer_ermis19ac0deb198e4a98by

Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Turkiga

Muqdisho:_Wafdi ballaaran oo Turki ah oo isugu jira Ganacsato iyo Injineero ayaa saaka soo gaaray xafiiska Wasiirka wasaaradda ...
Faroole

Dadka reer Boosaaso oo soo dhaweyn diiran usameeyay Faroole+Sawiro

Bosaaso:-Duleedka xarunta ganacsiga Puntland ayaa si weyn maanta 29 November,2012 loogu soo dhoweeyey madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed ...
Kismaayo1

Dagaal xoogan oo Kismaayo ka dhacay.

Kismaayo:-Mid kamid ah dagaaladii ugu xooganaa ee ay waayadan isaga hor yimaadaan ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab ayaa maantaka ...
.