Wednesday, June 19th, 2013

Muqdisho Oo Saaka Gashay Jawi Cusub Iyo Isbaarooyinkii Oo Laga Qaaday

Published on November 29, 2012 by   ·   No Comments

Muqdisho:-Waxaa maanta Malagaalada Muqdisho laga dareemayaa jawi cusub ay farxadi ku dheehan tahay, kadib markii Ciidamada Xooga Soomaaliyeed ay qaadeen jidgooyooyin farabadan badan oo ciidamo ka tirsan dowladda iyo Maleeshiyo beeleda kale uyaalay gudaha magaalada Muqdisho,kuwaaso oo dhibaatooyin xoogan ku haayay gaadiidka iyo dadka Shacabka ah.

Jidgooyooyonka laqaaday waxaa ka mid ahaa 4 Isbaaro oo kooxo hubaysan u taalay degmada Wadajir ee gobolka banaadir,kadib howlgalo shalay ilaa saaka laga waday deegaanadaasi.

Sidoo kale Ciidmada xooga waxeey qaadeen Isbaarooyin kale oo yaalay duleedka Magalaada Muqdisho ,yadoo gaadiidka dadweynaha ay saaka jawi farxad leh ku marayaan goobaha laga qaaday Isbaarooyinkaasi.

Dhinaca kale Jan. Cali Caraaye Cosoble Afhayeenka ciidamada Xooga Dowladda Soomaaliyeed  ahna taliyaha howlgelinta ciidamada ayaa sheegay in howlgalo xooogan oo ay ka sameeyeen magaalada Marka ay ku qaadeen ilaa dhowr isabaaro taaso ay dhigteen kooxo hubeysan oo iskood isu abaabulay .

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Prof.Xasan Sh.Maxamuud ayaa todobadakaan Laamaha Amaanka amar ku siiyay in Magaalada Muqdisho laga nadiifinayo Isbaarooyinka iyo weliba Kooxaha falalaka amaan darada ah ka gaysanayo guud ahaan goobaha ay ka taliso Dowladda Soomaaliya

Readers Comments (0)




Wararka

Danjire M.Cali Ameeriko Halyeey Somaliyeed

Waa Kuma Maxamed Cali Nuur  “Ameeriko” ?????? Dad badan oo Soomaali iyo shisheeye isugu jira waxaa hubaal ah in ...
Jack

Muqdisho Oo Saaka Gashay Jawi Cusub Iyo Isbaarooyinkii Oo Laga Qaaday

Muqdisho:-Waxaa maanta Malagaalada Muqdisho laga dareemayaa jawi cusub ay farxadi ku dheehan tahay, kadib markii Ciidamada Xooga Soomaaliyeed ...
CPT-Cape-Town-panorama-from-aircraft-b

Capetown iyo Soomaalidii 1950-kii “Warbixin xiiso badan

Mid ka mid ah weeydiimaha ugu caankasan ee Soomaalida dalkani ay dhexdooda is weeydiiso ayaa ah “goormaa ayaad ...
libaax-iyo-Madoobe3

Ciidamada Raskambooni iyo Ahlu Sunna oo ku biiraya Ciidamada dowlada

Kismaayo:-Dowlada Somalia ayaa waxaay qorshaysanaysa in ay  dhawaan Ciidamada  Ahlusunna Waljamacaa iyo Raskambooni  ku darto Ciidamada Xogga Dalka ...
Arday

Boqolaal arday oo ka qalinjibisay Jaamacada Simad

Muqdisho:-Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen in kabadan 600 Arday oo iyagu ...
Dr.-Saacid

Waa maxay ujeeda Muqdisho ciidamo gaar ah loogu sameynaayo???,,

Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay uga hadleen arrimaha dalka gaar ...
itoobiya-300x200

Xilligee ciidamada Itoobiya ay ka baxayaan Somaliya???

Adiss ababa:-Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Ciidamadeeda aysan kala baxeen Soomaaliya ilaa inta laga ciribtirayo Kooxda Al-shabaab ,iyadoo ...
muzafer_ermis19ac0deb198e4a98by

Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Turkiga

Muqdisho:_Wafdi ballaaran oo Turki ah oo isugu jira Ganacsato iyo Injineero ayaa saaka soo gaaray xafiiska Wasiirka wasaaradda ...
Faroole

Dadka reer Boosaaso oo soo dhaweyn diiran usameeyay Faroole+Sawiro

Bosaaso:-Duleedka xarunta ganacsiga Puntland ayaa si weyn maanta 29 November,2012 loogu soo dhoweeyey madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed ...
Kismaayo1

Dagaal xoogan oo Kismaayo ka dhacay.

Kismaayo:-Mid kamid ah dagaaladii ugu xooganaa ee ay waayadan isaga hor yimaadaan ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab ayaa maantaka ...
.